Publication date 10-18-2023
Tallaalka xilliga uurka - Soomaali
Markaad uur leedahay, waxaa jira 2 tallaal oo aad heli karto: kahortagga hargabka iyo xiiqdheerta (tallaalka 22-da sitimaan) Tallaaladani waxay ilaalin doonaan adiga iyo ilmahaaga labadaba.